
🎙 OGEYSIIS MUHIIM AH 📘 كتاب العقيدة الطحاوية 👨🏫 Sh. Axmed Maxamuud Maxamed (Sh. Axmed Yare) 🌐 Online ⏰ Talaado & Arbaco Ku baro caqiidada saxda ah.
📢 **Ogeysiis Muhiim ah** Waxaa dib u bilaabanaya sharaxa: 📘 **كتاب العقيدة الطحاوية** 👨🏫 **Macallinka:** Fadliilat Sheekh Axmed Maxamuud Maxamed (Sh. Axmed Yare) 🌐 **Habka:** Online 🗓 **Waqtiga:** Maalmaha Talaado & Arbaco 📅 10/10/1446H (07/04/2026) Ku baro caqiidada saxda ah si aad u xoojiso iimaankaaga. #Aqiido #Cilmiga #Islam
