Back to Events
شرح متممة الأجرومية
Tuesday, March 31, 2026
upcoming_dars

شرح متممة الأجرومية

🎙 OGEYSIIS MUHIIM AH – LIVE Waxaa bilaabanaya duruus ku saabsan kitaabka *Mutamimatul Ajruumiyah* oo ka mid ah Silsilada Cilmiga Naxwaha.

About This Event

🎙 **Ogeysiis Muhiim ah – 🔴 Live** Dhamaan ardayda iyo cid kasta oo danaynaysa barashada *Silsilada Cilmiga Naxwaha*, waxaa la ogeysiinayaa in uu bilaaban doono sharaxa kitaabka: 📘 **Mutamimatul Ajruumiyah** 🗓 **Taariikhda Bilowga:** Talaado, 12-10-1447H (oo ku beegan 31-03-2026) 👨‍🏫 **Macallinka:** Sh. Shariif Cabdullahi Shariif Cabdirixmaan 📍 **Goobta:** Masjidka Abuu Hurayra ⏰ **Waqtiga:** Maalmaha Talaado & Arbaco Kadib Salaadda Duhur 📌 **Goobta Guud:** Mogadishu, Somalia #Silsilada_Cilmiga_Naxwaha #Mutamimatul_Ajruumiyah #Mogadishu #Somalia #ShShariifCabdullahi

Course Details

Title: شرح متممة الأجرومية - الجديد
Subject: النحو
Book: متممة الأجرومية

Speaker

الشيخ عبد الله شريف عبد الرحمن
الشيخ عبد الله شريف عبد الرحمن
Scholar

Event Details

Date
Tuesday, March 31, 2026
Time
12:00 AM
Location
مسجد أبي هريرة - مقديشو
Howlwadaag, Mogadishu, Masjid Abuuhureyra