
🎙 OGEYSIIS MUHIIM AH 📘 الأذكار من كلام سيد الأبرار 👨🏫 Sh. Axmed Maxamuud Maxamed (Sh. Axmed Yare) 📍 Masjid Abii Hurayra – Muqdisho ⏰ Talaado kahor Salaadda Duhur Ku dadaal barashada adhkaarta.
📢 Waxaa dib u bilaabanaya sharaxa: 📘 **الأذكار من كلام سيد الأبرار** 👨🏫 **Macallinka:** Fadliilat Sheekh Axmed Maxamuud Maxamed (Sh. Axmed Yare) 📍 **Goobta:** Masjid Abii Hurayra – Muqdisho 🗓 **Waqtiga:** Maalmaha Talaado kahor Salaadda Duhur 📅 19/10/1447H (07/04/2026) Ku dadaal barashada adhkaarta si aad u hesho nolol barakeysan. #Adhkaar #Cilmiga #Muqdisho
