
🎙 OGEYSIIS MUHIIM AH 📘 شرح خلاصة علم الوضع 👨🏫 Sh. Axmed Maxamuud Maxamed (Sh. Axmed Yare) 🌐 Online ⏰ Sabti kasta Ha ka maqnaan cilmigan muhiimka ah.
📢 Waxaa dib u bilaabanaya sharaxa: 📘 **خلاصة علم الوضع** 👨🏫 **Macallinka:** Fadliilat Sheekh Axmed Maxamuud Maxamed (Sh. Axmed Yare) 🌐 **Habka:** Online 🗓 **Waqtiga:** Maalin kasta oo Sabti ah 📅 16/10/1447H (04/04/2026) Ha ka maqnaan cilmigan muhiimka ah ee fahamka luuqadda. #Cilmiga #Online #Somalia
