Back to Events
Nadwo Kusaabsan Dhabaatooyinka soo noqnoqday
November 17, 2025
Upcoming
Muhadara

Nadwo Kusaabsan Dhabaatooyinka soo noqnoqday

Meeting at Masjid Abii Hureyra raising religious awareness with participation from Somali scholars.

About This Event

Waxaa maalinta barri oo taariikhdu tahay 1447/5/26 | 2025/11/17 lagu qaban doonaa Masjidka Abii Hureyra kulan wacyi galin diineed ay ka qeyb gali doonaan qaar ka mid ah culimada soomaaliyeed. Mowduucyada lagu qaadaadhigi doono: - Qabyaaladda iyo kala qoqobnaanta ummadda - Dulmiga iyo caaqiibo xumadiisa iyo adkaynta caddaaladda. - Aafada muqaadaraadka

What You'll Learn

  • Tribalism and community division
  • Injustice and its consequences
  • The scourge of drugs

Your Host

MS
Multiple Sheikhs
Scholars

Comments

Comments feature coming soon. Check back after the event to share your thoughts!

Event Details

Date
November 17, 2025
Time
12:00 PM
Location
Masjid Abii Hureyra